Wararkii u danbeeyay safarka madaxweyne Xasan uu ku tagay Adis Ababa
Feb 14(Jowhar)Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ka degay magaalada Addis Ababa, halkaasoo uga qeyb galayo shir madaxeedka 38aad ee Midowga Afrika.Xubnaha safarka ku wehliya Madaxweynaha ayaa waxaa ka mid ah Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed!--more-->…