Ra’iisul Wasaare Rooble oo u ambabaxay Dalka Isutagga Imaaraadka Carabta
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Isutagga Imaaraadka Carabta, isagoo kulammo lagu xoojinayo xiriirka iyo iskaashiga labada dal la yeelan doona madaxda sare ee dalkaas.!--more-->…