Faahfaahin nabadoon caan ah oo lagu diley magaalada Muqdisho
Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan dil caawa loogu geystey magaalada Muqdisho nabadoon Geeseey Cismaan Cabdulle.Dilka nabadoonka ayaa waxaa ka dambeeyay rag ku hubeysan bustoolado iyagoo dilka geystey xilli uu ka soo baxay masjidka!--more-->…