Guddiga doorashada Jubbaland oo soo shaaciyay magacyada guddiga xulista ergooyinka lix kursi
Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Jubaland SEIT ayaa shaaciyey dib u saxid lagu sameeyey shaacinta guddiga xulista ergada lix kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliyeed.Gudoomiyaha Guddiga Hirgalinta!--more-->…
Madaxda Ruushka iyo Iran oo ka wadahadlay Arrimaha Caalamka
Madaxweynaha Iran Ebrahim Raisi iyo dhiggiisa Ruushka Vladimir Putin ayaa muujiyay taageerada ay u hayaan kor u qaadista xiriirka laba geesoodka ah, waxayna ka wadahadleen arrimaha gobolka iyo kuwa caalamiga ah kulankoodii ugu horreeyay ee…
AFCON daily: Nigeria soars with 3 group stage wins out of 3, Egypt qualifies for last sixteen
The Super Eagles will be the only team in the competition to win all three group games after defeating Guinea-Bissau 2-0. Also in Group D, the seven-time winners Egypt go past Sudan with 1-0 and take their place in the round of 16 after…
Egypt scrapes past Sudan to reach knockout rounds
Egypt beat neighbors Sudan 1-0 in Yaounde on Wednesday to secure their progress to the knockout stages of the Africa Cup of Nations, finishing second behind Nigeria in Group D after another strenuous performance.Midfielder Mohamed!--more-->…
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qadka taleefanka kula hadlay Wasiiru Dowlaha Arrimaha…
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa Arbacadii la hadlay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta, Mudane Sheekh…
Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo si kulul ugu jawaabay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka UK
Wasiirka Qorshaynta ee dowladda Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, ayaa si adag uga jawaabay qoraal uu bartiisa twitter-ka soo dhigay xildhibaan Gavin Williamson oo ahaa xildhibaankii aqalka barlamaanka UK horgeeyay mooshinka looga doodayay…