Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya oo si kulul ugu jawaabay Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka UK
Wasiirka Qorshaynta ee dowladda Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, ayaa si adag uga jawaabay qoraal uu bartiisa twitter-ka soo dhigay xildhibaan Gavin Williamson oo ahaa xildhibaankii aqalka barlamaanka UK horgeeyay mooshinka looga doodayay…