Maxaa kasoo baxay kulankii gaarka ahaa ee dhexmaray Xasan Sheekh iyo Eedogan?
Mar 27 (Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan muhiim ah kula yeeshay dhiggiisa dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan, xarunta Madaxtooyada dalkaas ee…