Jubaland oo howlgal ku qabatay sarkaal ka tiraan kooxda Al-Shabaab
Feb 15 (Jowhar) Hawlgal ay Ciidanka Jubaland ka fuliyeen Deegaanka Lafo-gari oo hoos yimaada Dagmada Dhoobley ayaa lagu Soo qabtay sarkaal lagu magacaabo Macalin Maxamed oo horjoogee ka ahaa Maxkamad ay tuuladaasi ku leheyd kooxda…