Xasan Sheekh oo qirey in ciidamada dowlada lagu qiyaaneeyey dagaalkii Cawsweyne
Aug 29 (Jowhar.com)-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad kajeediyay qalabka warbaahinta dowlada ayaa ka hadlay dagaalkii dhawaan ka dhacay deegaanka Cawsweyne isagoo qirey inay jiraan dad qiyaano ku sameeyay ciidamada kuwaasoo lala…