Madaxweyne Xasan oo Odayaal iyo Saraakiil uu kula kulmay Cadale kala hadlay dagaalka Shabaab
Mar 22(Jowhar)Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa degmada Cadale ee gobolka Sh.dhexe kula kulmay qaar ka mid ah odayaasha, waxgaradka, hoggaanka Macawisleyda iyo siyaasiyiinta ka soo jeeda…