Madaxweyne Xasan oo saraakiisha Milatariga ka dhageystay warbixinta dagaalka Shabaab
Mar 19 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku hoyanaya jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada ayaa xalay kulan kula qaatay degmada Moqokori Hoggaanka Hirshabeelle iyo…