Taliyaha ciidanka Booliska oo xalay kormeer ku sameeyay baraha ciidan ee magaalada Muqdisho
Mar 17 (Jowhar)-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa kormeer habeenimo ku maray baraha koontorool ee laga sugo amniga caasimadda Muqdisho, saldhigyada booliska iyo goobaha dadweynuhu isugu…