Norwey oo xirtay laba gabdho Soomaali ah oo xubno ka ahaa kooxda Daacish
Jan 25 (Jowhar)-Maxkamad ku taal dalka Norway ayaa xabsiga dhigtay laba gabdhood oo walaalo ah, kadib markii lagu helay inay xubno ka ahaayeen kooxda Daacish (IS), kaddib markii ay si qarsoodi ah ugu safreen dalka Suuriya iyagoo da’yar ah…