Sarkaal ka tirsan ciidanka Jubaland oo la shaqeynayay Shabaab oo maxkamad lasoo taagay
Jan 28 (Jowhar)-Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida iyo dambiyada Culus ee maamulka Jubbaland ayaa u fariisatay dhageysiga kiis uu eedeysane yahay Mukhtaar Cabdi Aadan ( Hoobiye ) oo ahaa sargaal ka tirsan Ciidamada Jubbaland isla markaana…