Saldhigyadii Daacish ee Puntland ay qabsatay oo laga helay Baasaboorka nin Sucuudiyaan ah
Jan 16 (Jowhar)-Mid ka mid ah saldhigyadii Kooxda Argagixisada Daacish Buuraha Cal-miskaad ayaa laga helay Baasaboor nin Sacuudiyaan ah oo ay ka muuqato dal-ku-galka Masar iyo Itoobiya oo ah halka uu soo maray, taasoo muujinaysa in ninkan…