Wasiir Fiqi oo dowladda Kongo weydiisatay taageerada dhowrista midnimada dhuleed ee Soomaaliya
Jan 21 (Jowhar)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, oo magaalada New York ee dalka Mareykanka kula kulmay Ergeyga Joogtada ee Jamhuuriyadda Dimoqraadiga Koongo u qaabilsan Qaramada…