Midowga Afrika oo sheegtay doorka uu ku lahaa qabashada degmada Aadan Yabaal.
Dec. 06 (Jowhar.com) -Midiwga Afrika ayaa war ka soo saaray talaabada ay shalay ciidmadda dowladda oo garab ka helaya maleeshiyada deegaanka ku qabsadeen degmada Aadan Yabaal oo eheyd saldhigga ugu weyn Shabaab ee gobolka Sh.Dhexe.