Wararkii u danbeeyay caleema saarka madaxweynaha iyo magacaabista ra’iisul wasaaraha cusub.
June 05 (Jowhar.com)-mudo ku siman 20 cisho ayaa ka soo wareegatay doorashada Madaxweyne Xasan Sheekh, iyadoo lagu wado in 9 bishan June oo ku beegan Khamiista in la caleema saaro. Xafladda Caleema saarka ayaa waxaa ka soo qeyb geli doono…