Xiisad ka taagan Hargeysa iyo ciidamo lagu soo daadiyay wadooyinka muhiimka ah.
June 05 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad u dhexeysa xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo hoggaanka Xisbiyada mucaaradka ah ee Wadani iyo Ucid.