Deg deg: Bandow lagu soo rogay magaalada Muqdisho
May 14 (Jowhar.com)-Ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa Bandow Caawa ka bilaabanaya kusoo rogay Magaalada Muqdisho isla markaana ku eg maalinta Isniinta ah xili doorashada madaxweynaha JFS lagu wado in maalinta beri ah lagu qabto Magalada…