Cumar Cabdirashiid oo su’aal ka keenay goobtii lagu qabtay doorashada Golaha Shacabka Garowe
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa si kulul uga hadlay doorashadii ka dhacday magaalada Garoowe oo lagu doortay 5 ka mid ah xildhibanaada Baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya taasoo lagu qabtay xerada…