Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo dhiggiisa Finland oo ka wada hadlay iskaashiga labada dal
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta oo talaado ah khadka telefoonka wadahadal kula yeeshay dhiggiisa Arrimaha Dibadda ee dalka…