Xeer Ilaalinta Soomaalia oo amartay xariga ganacsato
Xafiiska Xeer ilaalinta qaranka ee dowladda Soomaaliyeed ayaa qoraal uu soo saaray waxa uu amar ku bixiyay in la soo qabto sharcigana la horkeeno saddex ganacsao oo ku eedeysan dhoofinta dhuxusha.