Faransiiska oo sii daayay muwaadin Sacuudiyaan ah oo lagu eedeeyay inuu ku lugl lahaa dilkii…
Dacwad oogayaasha Paris ayaa Arbacadii sheegay in nin Sacuudiyaan ah oo Talaadadii lagu xiray garoonka diyaaradaha ee Paris sababo la xiriira in uu xiriir la lahaa dilka weriye Jamal Khashoggi la sii daayay ka dib markii ninka la xirey…