Madaxweyne Farmaajo oo Madaxda dalalka COMESA u bandhigay fursadaha maalgashiga dalkeenna
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb-galay Shir Madaxeedka Suuqa-wadaagga Bariga iyo Koonfurta Afrika (COMESA) ayaa soo bandhigay fursadaha ballaaran ee ku aaddan maalgashiga…