Guddiga Doorashooyinka oo sheegay inay soo gaareen cabashooyin ayna baaritaan ku sameynayaan
Guddiga doorashada Heer Federaal ayaa war saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay inay soo gaartay cabashooyin iyo tallooyin ku aadan doorashooyinka socda, iyadoo guddigu baaritaan ku sameynayo dhammaan cabashooyinka laga keenay kuraasta la…