Tuesday, August 4, 2020

mahad

2106 POSTS0 COMMENTS
http://JOWHAR.COM

Ruushka oo doonayo inuu Saldhig Milatari ka sameysto dekeda Berbera

Dowlada Ruushka ayaa doonaya inay saldhig milatari ka sameysato dekeda magaalada Berbera ee Maamulka Somaliland. Sarkaal ka tirsan Wasaarada Gaashaandhigga Maraykanka ayaa sheegay in Ruushka...

C/rashiid Janan oo gaaray magaalada Nairobi

Wararka aynu ka heleyno dalka Kenya ayaa sheegaya in Wasiirkii Amniga maamulka Jubbaland C/rashiid Janan uu goordhow ka degay magaalada Nairobi, kaddib markii diyaarad...

Wasiirkii Qorsheynta Jubbaland Aw Xirsi oo iska casilay xilkiisa

Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Maamulka Jubbaland Aadan Ibraahin Aw-Xirsi ayaa sheegay inuu iska casilay xilkii uu u hayay Maamulka Jubbaland. Wasiirka ayaa...

C/rashiid Janan oo diyaarad ciidan looga qaaday Kismaayo, kuna sii jeeda….

Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdinuur (C/rashiid Janan) ayaa goor dhow diyaarad looga qaaday Kismaayo, isaga oo ku sii jeeda magaalada Nairobi. Mas'uuliyiin ka tirsan...

Mashruuc garoon diyaaradeed cusub looga dhisayo duleedka Muqdisho oo la sahmiyay

Sahankii u horeeyay oo ah Mashruuc lagu dhisayo garoonka cusub ee diyaaradaha Muqdisho ayaa maanta bilowday, kaasoo qorshuhu yahay in lagu dhiso garoon diyaaradeed...

DEG DEG: C/rashiid Janan oo Doon ku tagay Kismaayo

War goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Janan oo maalmo ka hor ka baxsaday dowladda Soomaaliya ayaa gaaray...

Musharaxiinta mucaaradka oo cambaareeyay Xildhibaan laga musaafuriyay Dhuusamareeb

Musharaxiinta Madaxweynaha Galmudug ee mucaaradka ah ayaa war ay soo saareen waxay ku cambaareeyeen xarig iyo musaafurin ay sheegeen in lagula kacay Xildhibaan hore...

AMISOM oo sanadkan bilaabeysa dhimistii u horeysay Ciidamada (1,000 askari oo la daad-gureynayo)

Ilaa 1,000 Askari oo ka tirsan Ciiddanka Hawlgalka AMISOM ayaa la filayaa in laga daad-gureeyo gudaha dalka Somalia marka la gaaro dabayaqadda bisha soo...

Garabka Xaaf oo Gaalkacyo ku doortay Guddoomiye Baarlamaan iyo Madaxweyne kuxigeen

Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in garabka uu hoggaaminayo Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa...

Isimo ka socda Puntland iyo dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo soo gaaray Muqdisho

Isimo iyo odayaal ka socda Maamulka Puntland iyo dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, iyadoo lagu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha...

TOP AUTHORS

0 POSTS0 COMMENTS
22 POSTS0 COMMENTS
3840 POSTS0 COMMENTS
2106 POSTS0 COMMENTS

Most Read

Odowaa “Farmaajo Jidkii Dhuusamareeb hadduu dhaafo, 7-dii daqiiqo ee Xukuumadda ku dhacday oo kale ayaa…”

Xildhibaan C/raxmaan Maxamed Xuseen Odawaa ahna Xoghayaha Guud ee Madasha Xisbiyada Qaran ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ay jeclaan lahaayene in la qabto doorasho...

Shirka Beesha Mudullood oo maalintii labaad galay iyo Arrinta Maamul goboleedka Gobolka Banaadir…

Shirweynaha Beesha Mudullood ayaa maalintii labaad galay, iyadoo weli ay socdaan khudbadaha ay jeedinayaan waxgaradka, duubabka dhaqanka, siyaasiyiinta iyo mas'uuliyiinta Beesha ugu jira labada...

Wasiirka Maaliyadda oo shuruud ku xiray bixinta lacagta gurmadka Fatahaada Afgooye

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa shuruud ku xiray bixinta lacag loogu tala galay gurmadka Fatahaada degmada Afgooye oo todobaadyo ka hor...

Diyaarad Sahay u siday Ciidamada Kenya oo ku burburtay Dhoobley

Wararka ka imaanaya degmada Dhoobley ayaa sheegaya in diyaarad ay leeyihiin Ciidamada Kenya ay ku burburtay garoonka diyaaradaha Dhoobley ee Gobolka Jubadda Hoose. Diyaaradna oo...