Qeybta terminaalka garoonka diyaaradaha Magaalada Baladweyne oo xariga laga jaray
Wasiirka Wasaarada Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa maanta Xariga ka jaray Dhismaha cusub ee qeybta Terminaalka garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne.