General Xijaar oo beeniyay inuu ishortaag ku sameeyay howlaha Doorashada Dalka
April 26 (Jowhar.com) -Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan Xijaar ayaa beeniyay eedeymo loo soo jeediyay oo ah inuu faragalin iyo is hortaag ku sameeyey shaqada guddoomiyaha KMG ee golaha shacabka.