Browsing Category
NEWS
NEWS
Booliska Muqdisho oo gacanta kusoo dhigay tiradii ugu badneyd ee Ciyaal Weero
Mar. 19 (Jowhar.com)-Ciidanka Booliska Deegaanka Ceelasha Biyaha ayaa howlgal ku soo qabtay tiradii ugu badnayd oo ciyaal-weero ah, kuwaas oo watay tooreeyo iyo baangado ay dadka ku dhibaateyn jireen.
Madaxweyne Xasan oo dalka Uganda tababar ugu soo xiraya ciidamo cusub
Mar. 19 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay gaaray magaalada Kambaala ee dalkan Uganda, halkaas oo uu tababar ugu soo xirayo cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka Sida ee…
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump oo todobaadkan xabsi wajahaya
Mar. 18 (Jowhar.com)-Madaxweynihii hore ee Mareykanka, Donald Trump ayaa farriin uu qoray ku sheegay in uu filayo in la xiri doono Talaadada soo socota, xilli dacwad oogaha New York uu isha ku hayo eedeymo ku saabsan kiis lagu baarayo lacag…
Askar Kenyan ah oo lagu dilay qarax ka dhacay magaalada Lamu
Mar. 18 (Jowhar.com)-Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax xooggan oo ciidamadda Kenya lagula eegtay magaalada Lamu, iyadoo qaraxa kadib la maqlay rasaas culus.
10 sano kadib, Xiisadii diblomaasiyadeed ee Masar iyo Turkiga oo la xaliyay
Mar. 18 (Jowhar.com)-Wasiirka arrimaha dibadda Turkiga ayaa sabtida maanta ah u safri doona magaalada Qaahira, safarkaas oo muujinaya inuu iftiimayo cilaaqaadka u dhexeeya labada dal.
Wararkii u danbeeyay Dagaal iyo duqeymo culus oo ka socda magaalada Laascaanood
Mar. 18 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya gobolka Sool ayaa sheegaya in duleedk magaalada Laascaanood uu ka socdo mid kamid ah dagaaladii ugu culsaa ee waayadan ka dhacay halkaasi, wuxuuna u dhexeeyaa ciidanka Somaliland iyo dadka…
Munaasabad lagu daahfuray Mashruuca PSPH oo lagu qabtay Muqdisho
Mar. 17 (Jowhar.com)-Waxaa Magaalada Muqdisho lagu qabtay Munaasabad lagu daah-furayey Mashruuca Isbahaysiga Xarumaha gaarka loo leeyahay ee Caafimaadka "Private Sector Partnership For Health" (PSPH) kaasoo ujeedadiisu tahay sidii kor loogu…
War-murtiyeed laga soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaran ee Baydhabo
Mar. 17 (Jowhar.com)-Magaalada Baydhabo waxaa lagu soo xiray shirka golaha wadatashiga qaran, kaasoo labadii maalin ee lasoo dhaafay u socday madaxda dowladda, qaar kamid ah kuwa maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir.
Maxkamada Dambiyada Caalamiga ICC oo soo saartay Amar lagu soo xirayo Madaxweynaha Ruushka
Mar. 17 (Jowhar.com)-Maxkamadda dambiyada caalamiga ah ee ICC ayaa soo saartay amar lagu soo xirayo madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin kaddib markii lagu eedeeyay carruur si sharci darro looga tarxiilo Ukraine lana geeyo Ruushka.
Shirka golaha wadatashiga qaran oo galay maalinkii labaad
Mar. 17 (Jowhar.com)-Shirka Golaha Wadayashiag Qaran ayaa maalintii labaad ka socda magaalada Baydhabo ee maamul-goboleedka Koonfur Galbeed, qodobka ugu muhiimsan ee shirkaasi looga hadlayo ayaa la sheegay inuu yahay ammaanka dalka.
Mucaaradka Kenya oo iclaamiyay dibadbaxyo ka dhan ah Wiiliam Ruto
Mar. 17 (Jowhar.com)-Hoggaamiyaha Mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa ku dhawaaqay fasax dadweyne oo maalinta Isniinta ah ee 20-ka bishan ka dhaqangalaya dalka Kenya, waxaana hadalkan uu jeediyay xilli uu la hadlayay taageerayaashiisa.
Wararkii u danbeeyay wiil Soomaali ah oo lagu dilay dalka Canada
Mar. 17 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil dalka Canada loogu geystay muwaadin Soomaali ahaaa, kaasoo la shaqeynayay hay'adaha amniga dalkaasi.
Soomaaliya iyo Mareykanka oo gaaray heshiis lagu tayaynayo Ciidamada Qaranka
Mar. 15 (Jowhar.com)-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac iyo Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Danjire Larry Andre.
Aqalka Sare oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedyo Muhiim ah
Mar. 15 (Jowhar.com)-Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Meelmariyay Hindise Sharciyeedka Horumarinta Iyo Maareynta Kaluumaysiga Soomaaliyeed.
Shirka golaha wadatashiga qaran oo ka furmay magaalada Baydhabo
Mar. 15 (Jowhar.com)-Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhaxeeyay madaxda Dowlada Federaalka, qaar kamida madaxda dowlad goboleeyada iyo Gobolka Banaadir ayaa goordhaw ka furmay Magaalada Baydhabo.
Axmed Madoobe oo gaaray Baydhabo iyo wararkii u danbeeyay shirka
Mar. 15 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo oo katirsan labada gole ee Jubaland ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo.