Browsing Category
NEWS
NEWS
Somaliland oo ficiladii looga bartay Shabaab ka bilowday Laascaanood
Mar. 04 (Jowhar.com-Duqa magaalada Laascaanood Cabdiraxiin Cali Ismaaciil ayaa ku eedeeyay ciidamada Somaliland inay qafaasheen dad aan qeyb ka aheyn dagaalka socda, halka qaarkood ay dileen, sida uu sheegay.
Xildhibaano si kulul uga falceliyay mooshinka mudo kororsiga ah ee la wado
Mar. 04 (Jowhar.com)-Xildhibaano ka tirsan golaha shacabka ayaa si kulul uga hadkay mooshinka lagu doonayo in muddo xileedka barlamaanka laga dhigo shan sano ah, sidaasna uu barlamaanka hadda jira iyo xukuumaddiisaba ku helaan hal sano oo…
Ra’iisul wasaare Xamze oo war ka soo saaray amni-darada kusoo korortay Muqisho
Mar. 03 (Jowhar.com)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo maanta shacabka kula tukaday salaaddii Jimcada Masaajidka Isbahaysiga Islaamka ee magaalada Muqdisho.
Guddiga gobolka Banaadir ee dhacdadii Siinaay oo soo gaba-gabeeyay wajiga koowaad ee baaritaanadooda
Mar. 03 (Jowhar.com)-Guddiga loo xilsaaray dhacdadii 27-kii bishii hore ka dhacday Isgoyska Siinaay ee magaalada Muqdisho ayaa goordhow soo saaray xogta baaritaanadooda oo wajigii koowaad ay soo dhamaatay.
Baarlamaanka oo 7 maalin gudeheed go’aan uga gaaraya mudo kororsiga baarlamaanka iyo…
Mar. 03 (Jowhar.com)-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in guddiga gaarka ah ee ka kooban Labada Aqal ee baarlamaanka 11-aad oo loo xilsaaray meelmarinta mudo kororsiga baarlamaanka 11-aad iyo Madaxweynaha DFS uu…
Somaliland oo beesha caalamka u gubisay wal walkeeda weerar uga yimaada Puntland
Mar. 03 (Jowhar.com)-Wasaarada Gaashaandhigga Somaliland oo warsaxaafadeed soo saartay ayaa muujisay cabasho ku aadan weerar dagaal oo uga soo fool leh dhanka ciidamadda Puntland.
Gudoomiyayaasha baarlamaanada Soomaaliya iyo Masar oo wadahadal ku yeeshay Qaahira
Mar. 03 (Jowhar.com)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdigiisa ayaa Xarunta Baarlamaanka Magalada Qaahira kulan laba geesood ah kula yeeshay…
Wasiirada arrimaha dibadda Mareykanka iyo Ruushka oo si lama filaana isu arkay
Mar. 03 (Jowhar.com)-Xoghayaha Arrimaha Debedda ee Maraykanka Antony Blinken iyo Wasiirka Arrimaha Debedda ee Ruushka Sergey Lavrov ayaa Khamiistii yeeshay wadahadal kooban, intii uu socday shirka Kooxda 20-ka dal, waana kulankii ugu…
Booliska oo soo qabtay Nin ku Eedeysan dilkii shalay ka dhacay Isgoyska Jubba
Mar. 02 (Jowhar.com) - Ciidanka booliska ayaa gacanta ku soo dhigay nin ku eedeysan dilka wiil Bajaajle ah oo shalay lagu dilay meel u dhaw isgoyska Jubba ee dagmada Shangaani ee magaalada Muqdisho.
Hormuud Telecom oo ka qeybgashay Shirweynaha Mobile World Congress oo lagu qabtay magaalada…
Mar. 02 (Jowhar.com)- Waxaa maanta magaalada Barcelona ee dalka Spain lagu soo gunaanaday shirweynaha Mobile World Congress (MCW2023).
Ciidamo ka tirsan Danab oo qarax miino lagula eegtay duleedka magaalada Jowhar
Mar. 02 (Jowhar.com)-Labo askari oo ka tirsan ciidamada sida gaarka ah tababaran ee DANAB ayaa ku dhintey kadib markii mooto bajaaj ay saarnaayeen ay miino kula qaraxday deegaanka Xaanshooley oo dhinaca waqooyi ka xigta magaalada…
Hanti -Dhowraha Guud ee Qaranka oo kulan la qaatay Wasiirka Maaliyadda
Mar. 02 (Jowhar.com)-T Hanti-Dhowraha cusub ee Qaranka Avv. Axmed Ciise Guutaale ayaa maanta kulan kula yeeshay xarunta Wasaaradda Maaliyadda, Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur.
Taliyaha ciidanka booliska oo awaamir culus oo dhinaca amniga ah soo saaray
Mar. 02 (Jowhar.com)-Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyee, Sareeye Guuto. Sulub Axmed Firin, ayaa Kulan Dag Dag ah iskugu Yeeray shirka Khamiis laha ah ee Hoggaamada iyo Fadhiyada madaxa banaan ee Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
Shirkii golaha wasiirada oo hareeyay dhibaatooyinka dhalinyarada Moota Bajaajta
Mar. 02 (Jowhar.com)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankoodii maanta oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Xamse Cabdi Barre soo saaray go’aamo muhiim ah oo looga hortagayo dhibaatooyinka ay la…
Axmed Madoobe oo sabab yaab leh u diidan in Kismaayo la geeyo ciidankii laga keenay Eritrea
Mar. 02 (Jowhar.com)-Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe ayaa diidan qorshe ay waday dowladda, taasoo la xiriirta in Kun askari oo kamid ah ciidankii lagu soo tababaray dalka Eritrea la geeyo gobolka Jubbada Hoose.
Wararkii u danbeeyay xildhibaan lagu dilay magaalada Boosaaso
Mar. 02 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil magaalada Boosaaso loogu geystay xildhibaan C/raxmaan Xaajii Maxamed oo ka tirsanaa golaha deegaanka magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.