Browsing Category
NEWS
NEWS
Hormuud Salaam Foundation oo deeq lacag ah gaarsiiyay Haween dan yar ah
April 02 (Jowhar.com) –Maanta oo ah Maalinta Koowaad ee Bisha Barakeysan ee ramadaan, ayaa Hay'ada Hormuud Salaam Foundation deeq lacageed waxa ay gaarsiisay qoysas danyar ah oo ay ku jiraan dad qaba baahiyaha gaarka ah.
Madaxweynaha Somaliland oo hal milyan Doolar ugu deeqay dadkii ku hanti beelay Dabka Hargeysa
April 02 (Jowhar.com) –Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku dhawaaqay yabooh lacageed oo hal milyan oo doolar ah, taasoo uu ugu tala galay dadkii ku hantida beelay suuqa ugu weyn magaalada Hargeysa ee Waaheen oo xalay dab uu…
Xildhibaankii u horeeyay oo qaatay shahaadada xildhibaanimo ee FEIT
April 02 (Jowhar.com) –Xildhibaan Maxamed Cali Cumar (Caana-nuug) ayaa maanta qaatay shahaadada xildhibaanimo ee ay bixiyaan guddiga doorashooyinka heer federaal, isagoo noqday mudanihii u horeeyay ee qaata shahaadadan.
Hirshabelle oo diiday in liiska xildhibaanada ku wareejiso guddiga FEIT
April 02 (Jowhar.com) –Maamulka Hirshabelle ayaa iska diiday in liiska xildhibaanada cusub ee ka soo kala baxay Jowhar iyo Beeldweyn lagu wareejiyo guddiga doorashooyina heer federaal ee FEIT.
Dab baabi’iyay suuqii ugu weynaa magaalada Hargeysa
April 02 (Jowhar.com) – Dab xoog leh oo ka kacay xalay suuqa Waaheen oo ku yaal bartamaha magaalada Hargaysa ayaa waxaa ku baaba'aday hanti malaayiin dollar gaareysa.
Magaalada Beledweyne oo maanta lagu dooranayo labada kursi ee HOP#019 iyo HOP#059
April 02 (Jowhar.com)– Guddiga Doorashada Hirshabeelle SEIT ayaa maanta oo ah 2da bisha April 2022 ku qabanaya magaalada Beledweyne doorashada labo kursi oo ka mid ah kuraasta taal magaalada Beledweyne.
Koofur Galbeed oo ka soo horjeesatay liiska xildhibaanada ee Guddiga FEIT uu shaaciyay
April 01 (Jowhar.com) –Maamulka Koofurgalbeed ayaa ka hor-yimid go’aanka Guddiga FEIT uu ku shaaciyay liiska xildhibaanada labada gole,waxana uu ku tilmaamay in guddigu uu bartilmaameedsaday kuraasta deegaano laga soo doortay ayna tahay mid…
Dowlada Federalka Soomaaliya oo ku dhawaaqday inay berri tahay maalinta Koowaad ee Bisha Ramadan
April 01 (Jowhar.com) –Wasaaradda Awqaafta iyo Arr. Diinta XFS ayaa ku dhawaaqday in maalinta Berri ay tahay maalinta 1aad ee bisha barakeysan ee Ramadaan.
Sucuudiga oo ku dhawaaqay in beri ay tahay maalinta koowaad bisha Ramadaan
April 01 (Jowhar.com) –Boqortooyada Sacuudiga ayaa goordhow ku dhawaaqday in maalinimada beri oo Sabti ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha barakeysan ee Ramadaan, taasoo ka dhigan in bishii Shacbaan ay ku soo dhamaatay 29.
Guddiga Doorashooyinka oo sheegay inay bilaabayaan bixinta shahaadooyinka xildhibaanada
April 01 (Jowhar.com) – Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Federalka FEIT ayaa sheegay inay bilaabayaan maalinta berrito ah bixinta shahaadada xildhibaanada.
Xoghayihii Guud ee Guddiga Doorashooyinka FEIT oo xilka laga qaaday
April 01 (Jowhar.com) –Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) Muuse Geelle Yuusuf ayaa xilka ka qaaday Xoghayaha Guud ee guddigaas Cabdirahim Cabdiaziz Aadan.
Dowlada Soomaaliya oo soo dhaweysay qaraarka Golaha Ammaanka ee lagu ansixiyay ATMIS
April 01 (Jowhar.com) –Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhoweysay qaraarka Golaha Ammaanka ee tirsigiisu yahay 2628 oo lagu ansixiyay howlgalka cusub ee Soomaaliya ATMIS kaasoo bedelay AMISOM.
Xoghayaha guddiga FEIT oo ka-horyimid go’aanka Gudoomiye Muuse Geelle.
April 01 (Jowhar.com) –Xoghaya Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban Heer Federaal (FEIT) Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadan oo sadii dhexe ee xalay warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in go'aanka Guddoomiye Muuse Geelle uu yahay mid gaar u ah…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo soo dhaweeyay shaacinta liiska xildhibaanada labada aqal
Apr 1 (Jowhar.com) –Qoraal ka soo baxay xafiiska Ra'iisul Wasaaraha ayaa lagu soo dhaweeyay shaacinta liiska xildhibaanada labada gole ee la soo doortay.
Guddiga Doorashooyinka FEIT oo shaaciyay liiska xildhibaanada “Fahad Yaasiin oo laga…
Apr 1 (Jowhar.com) – Guddiga Doorashada Heer Federaal ee FEIT iyo Xoghayayaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ku dhawaaqay natiijada doorashada Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee ka dhacday Shanta Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka…
Golaha Ammaanka oo ansixiyay Hawlgalka cusub ee ATMIS
Apr 1 (Jowhar.com) – Kulan u u yeeshay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa lagu ansixiyey hawgalka cusub ee nabad ilaalinta Midawga Afrika ee Somalia, ee loosoo gaabiyo ATMIS, oo bedelaya hawlgalka Midawga Afrika ee haatan ee AMISOM.