Browsing Category
NEWS
NEWS
Mahad Salaad ” Doorasho sooma muuqato ee naftiina ha dayacinina”
Mar 30 (Jowhar.com) –Xildhibaan Mahad Salaad oo kamid ah mudanayaasha dib ugu soo laabtay baarlamaanka 11-aad ayaa muujiyay walaac la xiriirta falal amni daro oo sida uu hadalka u dhigay laga maleegayo xafiiska madaxweyne Farmaajo.
Machadka Cilmi Baarista iyo Horumarinta oo Muqdisho laga daahfuray
Mar 30 (Jowhar.com) – Machadka Cilmi Baarista iyo Horumarinta THE 7 INSTITUTE for Reseach and Development ayaa maanta si rasmi ah loogaga daahfuray caasimada dalka ee Muqdisho.
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kumay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Ciid
Mar 30 (Jowhar.com) –Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta qaabilay madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka Galmudug Cali Daahir Ciid.
Dowladda Soomaaliya oo daah furtay hanaan casri ah oo ganacsiyada lagu diiwaan gelinayo
Mar 30 (Jowhar.com) –Munaasabad ay wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda Soomaaliya maanta ku qabatay magaalada Muqdisho ayaa si rasmi ah loogu daah furay In hab online loo diiwaan geliyo ganacsiyada Soomaaliya, loo qaato…
Rooble oo la kulmay xog-hayeyaasha golaha shacabka iyo Aqalka sare.
Mar 30 (Jowhar.com) –Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa qaabilay xog-hayeyaasha Guud ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee BJFS Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux iyo Cali Maxamed Jaamac oo ay kala qaateen warbixin ku saabsan u…
Golaha Amaanka oo maanta ansixinaya howlgalka ATMIS.
Mar 30 (Jowhar.com) – Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey ayaa maanta fadhi ka yeelanaya howlgalka KMG Midowga Afrika ee Soomaaliya ATMIS, kaas oo dhawaan loo gudbiyay.
Kenya oo ku guuldarreysatay in ay shidaal ka hesho Lamu Basin
Mar 30 (Jowhar.com) –Dowladda Kenya ayaa dhabar jab kala kulantay qandaraas ay sharikad laga leeyahay Talyaaniga ku siisay in ay shidaal uga soo saarto Ceelka Mlima1, ee agga Lamu halkaas oo ay ka howl galeysay sharikadda ENI.
Safiirka Maraykanka oo ku celiyay mowqifkiisa dhamaystirka doorashada.
Mar 30 (Jowhar.com) –Larry Andre, danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya ayaa ku baaqay in la dadejiyo Doorashada kuraasta ka dhiman Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka 11aad ee ku harsan Dowlad-Goboleedyada Hirshabeelle &…
Isbaheysiga Sacuudiga uu hoggaamiyo ee Yemen oo ku dhawaaqay xabbad joojin bisha Ramadaan
Mar 30 (Jowhar.com) – Isbaheysiga Sacuudiga uu hoggaamiyo ee dagaalka kula jira kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa sheegay gelinkii dambe ee Talaadadii in ay joojinayaan howlgallada militari laga bilaabo Arbacada, kadib baaqii Qaramada Midoobay…
Mas’uul ka tirsan Maamulka Wanlaweyn oo ka badbaaday qarax miino
Mar 30 (Jowhar.com) –Guddoomiye ku xigeenka arrimaha siyaasadda maamulka degmada Wanlaweyn Cabdullaahi Cabdulle Xasan (Gaduudow) ayaa ka badbaaday qarax miino oo lala eegtay xilli uu ku sugnaa gurigiisa.
Guddiga Xalinta khilaafadka oo 25 kursi oo uu khilaaf ka jiro u gudbinaya Golaha Wadatashiga Qaran
Mar 29 (Jowhar.com) – Guddiga Xallinta Khilaaf Doorashooyinka Soomaaliya ayaa soo saaray kuraasta Golaha Shacabka ee cabashada ka taagan tahay, kuwaas oo qaarkood ay u gudbinayaan Golaha Wadatashiga Qaran.
Guddiyada doorashada Somaliland iyo Galmudug oo wareejiyay xogta xildhibaanada la doortay
Mar 29 (Jowhar.com) –Guddiga Hirgalinta Doorashooyinka Goballada Waqooyi ee Somaliland iyo Maamulka Galmudug ayaa maanta Guddiga hirgalinta dooorashooyinka Heer Fedearal ku wareejiyey xogta iyo galalka illaa 102 isugu jira xildhibaano iyo…
Shariif Sheekh Axmed iyo Safiirka Talyaaniga oo ka wada hadlay doorashada iyo Amniga
Mar 29 (Jowhar.com) –Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka dowladda Talyaaniga Danjire Alberto Vecchi,iyagoo iska wareystay xaalka uu haatan dalka marayo.
Roman Abramovich oo lagu arkay calaamado muujinaya in la sumeeyay
Mar 29 (Jowhar.com) –Bilyaneerka Ruushka Roman Abramovich ayaa lagu arkay calaamado looga shakisan yahay inay ka timid sumeeyn intii lagu gudo jirey wadahadal nabadeed oo ka dhacay xadka Ukraine iyo Belarus horaantii bishaan.
Hormuud Salaam Foundation oo daahfurtey Mashruuca Taakuleynta iyo Afurinta Bisha Ramadaan
Mar 29 (Jowhar.com) –Munaasabad lagu daah furayey Mashruuca Taakuleynta iyo Afurinta ee qeybaha nugul ee bulshada Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay xarunta Hormuud Salaam Foundation ee Magaalada Muqdisho.
Shabaab oo baahisay magaca & qabiilka ninka fuliyay qarixii 2-aad ee Beeldweyn.
Mar 29 (Jowhar.com) –Kooxda Al-Shabaab ayaa baahisay magaca ninka fuliyay qarixii labaad ee 23-kii bishan ay ka geysteen magaalada Beledweyn oo ay ka socotay doorashada xildhibaanada golaha shacabka.