Browsing Category

NEWS

NEWS

18 Maroodi ayay biriq ku dishay India

Ugu yaraan 18 maroodiyaal duurjoog ah ayaa lagu dilay Bamuni Hills oo ka tirsan degmada Assamโ€™s Nagaon ka dib markii ay Biriq ku dhacday habeenkii Khamiista.

Wararkii ugu dambeeyay ee Falastiin iyo Israa’iil

Duqeymihii dhimashada sababay ee u dhaxeyay ururka Xamaas ee ku sugan Marinka Gaza iyo militariga Israaโ€™iil ayaa si weyn kor ugu kacday, iyadoo Qaramada Midoobay ay ka cabsi qabaan inuu dhaco โ€œdagaal buuxaโ€ oo u dhaxeeya labada dhinac.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More