Deni oo la kulmay wafdi ka socday Galmudug oo waday taakulada ciidanka dagaalka kula jira Daacish
Feb 17(Jowhar)Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta qaabilay wafdiga ka socday Galmudug kuwaasi oo taakulo iyo garab istaag u muujiyey Ciidanka Argagixisada Daacish ka sifeynaya Puntland, waxayna Wafdiga Galmudug…