Dowladda Soomaaliya oo sheegatay iney 130 Shabaab ah ku dishay gobolka Sh.dhexe
Feb 20(Jowhar)Dowladda Soomaaliya oo soo saartay War-saxaafadeed ayaa faah-faahin ka bixisay dagaal.maanta ka dhacay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe.Dagaalka au dowladda guulahan ka sheegatay waxa uu si gaar ah uga dhacay!--more-->…