Trump oo ku hanjabay inuu Xamaas tirtiri doono hdii ilaa Sabtida aysan sii deyn maxaabiista wali u…
Feb 11(Jowhar)Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in haddii aanan la soo deynin la heytaystayaasha Isra’il ee lagu hayo Gaza duhurnimada Sabtida soo socota, uu soo jeedinayo in la baabi’iyo heshiiska xabbad-joojinta ee Isra’il…