Congo oo maanta maxkamadeyneysa 75 askari oo kasoo carartay furimaha hore ee dagaalka
Feb 10(Jowhar)Xafiiska dacwad-oogista maxkamadda ciidanka qalabka sida ee Congo ayaa Axaddii shalay sheegay, in maanta oo Isniin ah maxkamad lasoo taagayo ilaa 75 askari oo lagu eedeeyay in ay kasoo carareen dagaalka gobollada bari ee…