Carruurta iyo dadka da’ada ah ee ku nool Qaza oo bilaabay inay gaajo u dhintaan
May 03 (Jowhar)-Ugu yaraan 57 falastiiniyiin ah ayaa gaajo ugu dhintay Qaza iyadoo ay Israa’iil ay weli ku hayso xayiraad dhinaca cuntada, biyaha iyo gargaarka kale ee muhiimka ah.
Ukraine ayaa sheegtay in soo ridaay diyaarad dagaal oo Ruushku leeyahay
May 03 (Jowhar)-Ukrain ayaa si guul ah u bartilmaameedsatay diyaarad dagaal oo Ruushku leeyahay oo Su-30 iyada oo adeegsatay gantaal laga soo riday Droonka badda, taasoo calaamad u ah waxa hay’adda sirdoonka millatariga Ukraine ee GUR ay ku…
Cardinals Gather for Papal Election Preparations
The cardinals of the Catholic Church have convened for their ninth session in a series of nearly daily meetings at the Vatican, in preparation for the election of a new pope.
Aadan Madoobe oo ka laabtay xanibaadii xildhibaanada ee fadhiyada baarlamaanka
May 03 (Jowhar) Guddoonka Baarlamaanka ayaa ka noqday waraaq ay dhawaan Fadhiyada Golaha kaga xanibeen Mudanayaal Baarlamaan oo ka biyadiidsanaa hoggaaminta Afhayeenka Golaha Shacabka.
Ukraine Claims Russian Fighter Jet Downed by Sea Drone
Ukraine successfully targeted a Russian Su-30 fighter jet using a missile launched from a sea drone, marking what Ukraine's GUR military intelligence agency claims is the first instance of a combat aircraft being downed by a maritime drone.
Qaramada Midoobe oo ka walaacsan tobanaan Kun qof oo daadad ku saameeyeen Soomaaliya
May 03 (Jowhar) Hay'adda arrimaha bani'aadannimada u qaabilsan Qaramada Midoobay ee OCHA ayaa sheegtay in daadad ay gudaha Soomaaliya ku saameeyeen tobnaan kun.
EU Secures Landmark Victory in Post-Brexit Fishing Dispute with the UK
The European Union has achieved a significant victory against the UK at the world's oldest arbitration institution concerning post-Brexit rights to fish sandeels, a small species found in the North Sea.
Kulankii baarlamaanka ee maanta oo baaqday iyo kulamo gaar gaar ah oo socda
May 03 (Jowhar)Waxaa maanta baaqday kulan ay lahaayeen xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka Soomalaiya, kaasoo ka dhici lahaa xaruntooda Villa Hargrysa.
Chile Cancels Tsunami Warning and Evacuation Orders Following Earthquake
Authorities in Chile have canceled the tsunami warning that was activated for the southernmost region after a significant 7.5-magnitude earthquake hit in the Drake Passage, the waterway separating South America from Antarctica.
Unveiling the Tale: Trump’s Golf Companion Seeks Irish Ambassador Role
In the newest episode of the RTÉ Behind the Story podcast, Jackie Fox joins Fran McNulty and Katie Hannon to discuss the United States as it prepares to select its next Ambassador to Ireland.