Tirada Israaiiliyiinta ee lagu diley weerarka Xamaas oo kor u dhaaftay lix boqol
Oct 08 (Jowhar.com)-In ka badan 600 oo Israa'iiliyiin ah ayaa la dilay tan iyo markii shalay weerar ay ku qaadeen dagaalyahanada Xamaas deegaanada ay xoogga ku haystaan Israaiil halka dad kabadan labo kun oo ruux oo Israa'iiliyiin ah ay…