Midowga Afrika oo taageeray codsiga dowladda Soomaaliya ee ahaa in saddex bilood dib loo dhigo …
Oct 07 (Jowhar.com)-Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa taageeray codsiga dowladda Soomaaliya ee ahaa in mudo saddex bilood ah dib loo dhigo in dalka laga saaro 3,000 askari oo ka tirsan ciidamada ATMIS.War-murtiyeedka!--more-->…