Puntland oo qabsatay deegaano ka tirsan Togga Jaceel oo saldhig weyn u ah Daacish
Feb 05 (Jowhar) Ciidanka Puntland ayaa soo bandhigay sawirrada goobihii ay kooxda IS kaga sugnayd deegaano katirsan togga Jaceel iyo hub ay ciidanku gacanta kaga dhigeen.Tani ayaa ka dhigan in Kooxda Argagixiso ee Daacish laga qabsaday!--more-->…