Sheekh Aadan Madoobe oo kulan gaar ah la qaatay safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya
Feb 09(Jowhar)Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaallya Danjire Pier Mario…