Hormuud Salaama Foundation oo deeq Gargaar ah gaarsiisay Dad danyar ah
Mar 08(Jowhar)-Hay’adda Hormuud Salaama Foundation ayaa deeq gargaar ah waxaa ay ku wareejisay Hay’adda Soheda oo gacanta ku haysa dad danyar ah.Deeqdaan ayaa waxaa ay qayb ka tahay mashruuca afurinta iyo Taakuleynta ee bisha Barakaysan!--more-->…