Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in saddex sarkaal Daacish ah lagu dilay duqeyn ka dhacday Puntland
Feb 23(Jowhar)Hawlgal duqeymo ah oo ay iska kaashadeen Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidamada Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu bartilmaameedsaday firxadka maleeshiyaadka Daacish ( ISIS) ee ku dhuumaalaysanaya Buuralayda Caal-miskeed ee…