Trump Revokes Security Clearances for Kamala Harris and Hillary Clinton
U.S. President Donald Trump has revoked security clearances for former Vice President Kamala Harris, former Secretary of State Hillary Clinton, and several others in his latest actions against Democratic rivals.
Xasan Sheekh oo la kulmay Guddoomiyaha Midowga Afrika
Mar 23 (Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika Mudane Mahamoud Ali Youssouf oo ay isla garteen xoojinta xiriirka…
Madaxii Siyaasada Xamaas oo duqeyn lagu diley
Mar 23 (Jowhar)-Duqeymo cirka ah oo ay Israa’iil ka geysatay magaalada Khan Younis ee koonfurta Qaza ayaa lagu dilay hoggaamiyihii ugu sarreeyay siyaasadda Xamaas Salah al-Bardaweel, sida uu sheegay sarkaal ka tirsan Xamaas.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Guddomiyaha midowga Afrika
Mar 23 (Jowhar)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiska ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, oo maanta booqasho shaqo oo laba…
EU Defense: The Cost of the Russian Threat
Europe is initiating an extensive spending initiative comparable to the nearly trillion euro response to the Covid pandemic.A great deal of the rhetoric reflects the existential threat that the pandemic posed.
Jailed Istanbul Mayor Refuses to Surrender Following Court Ruling
The Mayor of Istanbul, Ekrem Imamoglu, declared that he will not submit to pressure following a court ruling to imprison him pending trial in a corruption investigation.
Gudoomiyaha cusub ee Midowga Afrika oo soo gaaray magaalada Muqdisho
Mar 23(Jowhar)-Ra'iisul Wasaare ku xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa garoonka Aadan Cadde kusoo dhoweeyay wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Midowga Afrika, mudane Maxamuud Cali Yuusuf.
13 Injured in High-Speed Car Chase Through Paris Streets
Thirteen individuals, including ten police officers from France, sustained injuries and multiple vehicles were damaged after a driver ignored a police request to pull over in Paris, leading to a pursuit in the early hours of the morning…
Muwaadin Soomaali ah oo lagu dilay magaalada London
Mar 23(Jowhar)-Xaafada Tottanham ee Waqooyga Magaalada London ayaa waxa Madaxa xabad looga dhuftay Wiil Soomali ah oo lagu magacaabo Mahad Abdi Mohammed oo 27 sano jir ah abaaro 8:45 Fiidnimo oo ku beegneed Khamiistii 20-March.
Mareykanka oo $10 Milyan u balanqaaday cidii keenta xog lagu soo xiri karo hoggaamiyaha Taliban…
Mar 23(Jowhar)-Mareykanka ayaa u balan qaaday abaal-marin lacageed oo dhan 10 milyan oo dollar, ciddii keenta xog horseedi karta in la soo xiro hoggaamiyaha Taliban, Sirajuddin Haqqani, afhayeen u hadlay wasaaradda arrimaha gudaha…