DF oo qaaday tilaabo ka dhan ah Kenya kadib safarkii Axmed Madoobe ee Nairobi
Jan 19 (Jowhar)-Dowladda Soomaaliya oo u yeertay Safiirka Kenya ee ku sugan Muqdisho ayaa u gudbisay warqad cabasho ah oo ku saabsan safarkii uu Nairobi ku tagay Axmed Madoobe, kaddib markii diyaarad gaar ah ka qaaday magaalada Kismaayo.!--more-->…