Israel oo jabisay heshiiskii Xamas, duqeynna Ku dishay 20 qof
Jan 16 (Jowhar)-Duqeyn xaga cirka ah oo ay fulisay Israel ayaa waxaa ku dhintay in ka badan 20 qof oo ku nool magaalada Qasa, kadib markii la shaaciyay heshiiska xabad joojinta iyo siideynta maxaabiista oo ay gaareen Xamaas iyo Israa'iil.!--more-->…