Diyaarado dagaal oo duqeymo culus la beegsaday keydadkii kooxda Daacish ee Calmiskaat
Feb 22(Jowhar)Sida ay xaqiijinayaan wararku ilaa duhurnimadii shalay ilaa xalay duqeymo xoogan ayaa lagu qaaday goobaha gacantooda ku haray kooxda Argagixiso ee buuraleyda Calmiskaat, gaar ahaana goobta keydka ee GAATIR-OODAN oo ah aag ay…