Dowladda Soomaaliya oo markii u horeysay ka hadashay dagaalka Puntland ay kula jirto Daacish
Jan 14 (Jowhar)-Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay bogaadinaysaa Ciidanka Daraawiishta Puntland ee hawlgalka ka dhanka ah Khawaarijta Daacish ka wada Gobolka Bari ee Dowlad Goboleedka Puntland.Dowladdu waxaa ay sidoo kale!--more-->…