Elon Musk waxa uu yareeyo wada shaqaynta uu la leeyahay Trump
Maamulaha guud ee Tesla Elon Musk ayaa ku dhawaaqay inuu hoos u dhigi doono shaqada uu la leeyahay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump oo uu hoos u dhigi doono maalin ama laba maalin kaliya toddobaad kasta laga bilaabo bisha soo socota.
Maxey Ergada Midowga Yurub u sheegeen madaxweyne Xasan Sheekh?
Apr 23(Jowhar)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir la yeeshay ergada Midowga Yurub ee Soomaaliya, kuwaas oo uu kala hadlay iskaashiga istiraatijiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Midowga…
Elon Musk Aims to Reduce Collaboration with Trump
Tesla's CEO Elon Musk announced that he will reduce his work with US President Donald Trump to just a day or two each week starting next month. This decision follows a public backlash and investor concerns triggered by his aggressive…
White House Dismisses Letter Criticizing ‘Interference’ at US Universities
The White House has dismissed the criticism from numerous US universities and colleges that accused the Trump administration of unprecedented "political interference" in American higher education.
Faah faahin kasoo baxeysa weerar dalxiisayaal lagu laayay oo ka dhacay Hindiya
Apr 23(Jowhar) Ugu yaraan labaatameeyo qof ayaa la dilay ka dib markii rag hubeysan ay rasaas ku fureen koox dalxiisayaal oo booqanayay goob qurux badan oo ku taal Kashmir qeybta ay Hindiya maamusho, sida ay mas’uuliyiintu u sheegeen BBC.
Rome Gears Up for the Immense Challenge of the Pope’s Funeral
Rome is a city in preparation. The presence of security cordons, along with a significant deployment of police and military personnel around the Vatican and its vicinity, suggests the magnitude of the events that are set to unfold here in…
Macwuusleyda Hiiraan oo weerar ku qaaday Shabaab ku dhuumaaleysanayay nawaaxiga Aboorey
Apr 23(Jowhar) Ciidamada Deegaanka ee Gobolka Hiiraan ayaa xalay weerar culus ku qaaday xubno ka tirsan Shabaab oo ku dhuumaaleysanayey aagga deegaanka Aboorey ee gobolkaas.
Woman and Child Escape Unscathed from Manhole Explosion
A mother and her child narrowly avoided danger when a manhole erupted on a sidewalk in New York, mere moments after they had walked by.
Pope to Lie in State Ahead of Saturday Funeral
The funeral for Pope Francis is scheduled for Saturday in St Peter's Square, as Roman Catholic cardinals have made arrangements for a solemn event expected to attract leaders from across the globe.
Oscar Voters Required to View All Films Prior to Casting Their Votes
The Academy of Motion Picture Arts and Sciences has revealed that all Oscar voters must now prove they have viewed every film in each category before submitting their final ballots.